6114 Views

Liisa xildhibaanada wasiirada noqday iyo Liiska haweenka wasiirada noqday

Liisa xildhibaanada wasiirada noqday iyo Liiska haweenka wasiirada noqday
____________________________________________________________________________

Waana xildhibaan waana Wasiir.
1. Xildhibaan Iimaan Cabdullahi Cali Wasiirka Awqaafta iyo arimaha diinta
2. Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda
3. Xildhibaan Sh.Nuur Maxamed Xasan Wasiirka Xanaanda Xoola
4. Xildhibaan Cabaas Cabdullahi Sh. Siraaji Wasiirka howlaha guud iyo dib udhiska
5. Xildhibaan Eng Cabdi Rashiid Maxamed Axmed Wasiirka batroolka iyo Macdanta
6. Xildhibaan Abuukar Maxamed Ducaale: Wasiirka amniga gudaha
7. Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga
8. Xildhibaan Saalax Axmed Jaamad Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha
9. Xildhibaan Saalim Caliyow Wasiirka korontada iyo biyaha

Liiska wasiirada haweenka.
1. Xildhibaan Maryan Wasiirka dekadaha iyo gaadiidka Badda
2. Xildhibaan Khadiija Maxamed Diiriiye Wasiirka dhalinyarada iyo Isboortiga
3. Khadra Axmed Ducaale Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
4. Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo Xaquuqul Insaanka
5. Dr Fowsiyo Abiikar Nuur Wasiirka caafimaadka iyo daryeelka bulshada
6. Dr Maryan Qaasim Axmed Wasiirka gargaarka

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment