6027 Views

WAR DEG DEG AH -Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho

WAR DEG DEG AH -Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Maarso 21, 2017 – Qarax Xoogan ayaa ka dhacay, agagaarka Bacadlaha Xamar weyne, waxaana si isdaba joog ah loo maqlayaa dhawaqa rasaas goos goos ah.

Waxaa Gurmad ku jira kal kaaliyashaa Caafimaadka iyo laamaha Amaanka, iyadoo la xiray jidadka soo gala agagaarka goobta uu ka dhacay QARAXA.

ilaa iyo hada lama oga, waxyeelada uu geystay Qaraxan Naf iyo maal, waxaan dib ka soo sheegi doonaa wixii warar xaqiiq ah ee la xiriira Qaraxan iyo cida ka dambeysay.

Allow u madaada u gargaar, dhibkana ka qaad “Amiin”

.Qarax-4-6 Qarax-2-6 Qarax-1-7

.

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment