3297 Views

G/Sare Koofi iyo wafdigii la socday ayaa la soo tusay sida uu u shaqeyo Garoonka Kigaali

G/Sare Koofi iyo wafdigii la socday ayaa la soo tusay sida uu u shaqeyo Garoonka Kigaali
____________________________________________________________________________

Kigali | Maarso 22, 2017 – Agaasimaha Guud ee HSJ iyo wafdigii uu hogaaminayay ayaa manta la soo tusay sida uu u shaqeeyo Garoonka Diyaaradaha Magaalada Kigaali ee Caasimada Dalka Rwanda waxaana mid mid loo tusay qalabka ay ku shaqeeyaan hay’adda Socdaalka Dalka Rwnada.

Ka hor inta aan lageen Garoonka Diyaarada ayaa waxaa kulan wada jir ah qaatay Wafdiga uu uu hogaaminayo Agaasimaha Guud ee HSJ iyo masuuliyiinta madaxda ka ah qeybta Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dalka Rwanda.

Maalamaha Soo socda ayaa lagu wadaa in madaxda iyo saraakisha ka socota Soomaliya la geeyo Xaduuda uu dalka Rwanda la wadaago Dalka Uganda halkaasi oo lagu soo tusi doono sida ay u shaqeeyaan saraakiisha ka howlaga Xaduuda dalkaasi.

kigali-airport-1 kigali-airport-2 kigali-airport-3 kigali-airport-4 kigali-airport-5 kigali-airport-6 kigali-airport-7 kigali-airport-8

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment