2421 Views

DEG DEG: Xildhibaan maamulka Koonfur Galbeed katirsan oo la dhawacay

DEG DEG: Xildhibaan maamulka Koonfur Galbeed katirsan oo la dhawacay
____________________________________________________________________________

Baydhabo | March 28, 2017  (QOL) — Mid ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa lagu dhaawacay deegaan hoostaga Degmada Qansaxdheere ee Gobolka Baay kaas oo Lagu Magacaabo Buulobarako.

Xildhibaanka la dhaawacay ayaa lagu Magacaabaa Cismaan Caato sida qaranimo online u xaqiijiyay Xildhibaan Amiin Maxamed Faarax.

Dhaawaca Xildhibaankaasi ayaa yimid xilli uu la socday Kolonyo Sahay Gargaar u siday Deegaanka Buulobarako oo 13 km u jirta Degmada Qansaxdheere ee Gobolak Baay oo ay weerar dhabo ah gal ah ku qaadeen Dagaalyahanada Al Shabaab.

Xildhibaanada Koofur Galbeed iyo Masuuliyiinta maamulkaas ayaa indhawaanahaan dadaallo ay gurmad ugu fidinayaan dadka Abaaruhu saameeyeen ka waday deegaanada Maamulkaasi Koofur Galbeed oo Abaaraha ay si weyn u saameeyeen.

.

.

_________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment