3090 Views

DHAGAYSO:Shacabka Reer Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Dhaqan Galka Heshiiskii Mdaxweene Uhuuro Iyo Farmaajo

DHAGAYSO:Shacabka Reer Muqdisho Oo Soo Dhaweeyay Dhaqan Galka Heshiiskii Mdaxweene Uhuuro Iyo Farmaajo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | March 28, 2017  (QOL) — Shacabka ku nool Magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay dhaqangalka heshiiskii dhawaan Magaalada Neyroobi dalka Kenya ku gaareen madaxweynaha Somaaliya iyo Madaxweynaha Dalka kenya.

heshiiskaas oo ahaa in Diyaaradii ka duusha Muqdisho ay si toos ah uga degto Garoonka Diyaaradaha Magaalada Neyroobi si looga gudbo dhibaatada ay ku qabaan Shacabka Somaaliyeed Magaalada Wajeer oo ay markii hore mari jireen.

Shacabka Muqdisho ayaa waxay sheegeen in ay aad u soo dhaweynayaan,iyagoo ku tilmaamay guul u soo hoyatay Shacabka Somaaliyeed.

 

.

 

W/Q:BASHIIR BARRE ALI

___________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment