4350 Views

DHAGAYSO: Sidii ay u dhacaday ansixinta Golaha Wasiirada

DHAGAYSO: Sidii ay u dhacaday ansixinta Golaha Wasiirada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | March 28, 2017  (QOL) ——Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta Ansixiyay Wasiirada cusub ee uu dhawaan soo magacaabay Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Kulanka Baarlamaanka ee xukuumadda lagu Ansixiyay ayaa waxaa joogay 241 xildhibaan.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod gacantaag ah ku Ansixiyay Xukuumadda .
224 Xildhibaan Ogolaatay golaha Wasiirada waxaa diiday 15 ,2 ayaa ka aamustay sida uu shaaciyay guddoonka Baarlamaanka.

Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muuday ayaa ku dhawaaqay in xukuumaddu ay tahay Ansax, islamarkaana uu dhaariyo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Ibraahim Iidle Suleymaan.

 

.

.

W/Q:BASHIIR BARRE ALI

__________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment