8394 Views

Drs Wasiir Maryam Qaasim oo fariin qiiro leh jeedisay kadib ansixintii Golaha Wasiirrada Cusub

Drs Wasiir Maryam Qaasim oo fariin qiiro leh jeedisay kadib ansixintii Golaha Wasiirrada Cusub
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Maarso 29, 2017 – Wasiirada cusub ee dhanka gargaarka, Marwo Maryam Qaasim ayaa fariin qiiro leh la wadaagtay dadka Soomaaliyeed saacado kadib markii ay golaha wasiirada codka kalsoonida ka heleen barlamaanka.

Maryam Qaasim oo lagu yaqaan damqasho iyo wax tar wanaagsan ayaa ka hadashay xaalada dalka gaar ahaan heerka ay gaarsiisan tahay abaarta Soomaaliya ka jirta.

Wasiirada Gargaarka xukumada ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa si dheer uga hadashay sida ay tahay in dadka Soomaalida ah ay garbaha isku qabsadaan oo ay isu takuleeyaan.

Marwo Maryam Qaasim, ayaa sidoo kale, si qoto dheer uga hadashay waxyaabaha horyaal wasaaradeeda oo ah mid ku cusub xukumada Soomaaliya laakiin si weyn loogu baahnaa.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment