2760 Views

DEG DEG :Shil Gaari Oo Iminka Ka Dhacay Mudug

DEG DEG :Shil Gaari Oo Iminka  Ka Dhacay Mudug
____________________________________________________________________________

March 30 (QOL)—Shilkan ayaa waxaa ku dhintay Hal Qof, halka sidoo kalena ay ku dhaawacmeen Saddex kale, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha laamaha caafimaadka.
Dadka ku dhaawacmay shilkan Gaari ayaa waxaa loo qaaday Isbitaalka Magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah Maamulka Galmudug.
Guddoomiyaha Degaanka Bandiiradley ee Gobolka Mudug, Mudane C/risaaq oo la hadlay warbaahinta (QOL) ayaa sheegay Gaari Carib ah oo ay saarnaayeen dad safar ah in uu ku rogmaday meel Magaalada banaankeeda ah.

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment