2862 Views

Qaraxii Labaad Oo Daqiiqado kadib Kadhacay Isla Muqdisho

Qaraxii  Labaad Oo Daqiiqado kadib  Kadhacay Isla Muqdisho
____________________________________________________________________________

April 09 (QOL)—Qarax labaad ayaa ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Degmada Waaberi ee Gobolka Banaadir, sida ay (QOL) u xaqiijiyeen saraakiisha laamaha ammaanka.

Gaari NOAH ah ayaa la sheegay in halkaasi ay ku Qaraxday, Kaasi oo lagu soo xiray waxyaabaha Qarxa, waxaana dhaawac uu ka soo gaaray ninkii waday.

Ilaa iyo hada lama oga ninka Qaraxa loogu xiray Gaariga waxa uu yahay, balse wararka qaar ayaa sheegaya in uu ka tirsan yahay shaqaalaha Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Daqiiqado ka hor ayay aheyd markii Qarax Gaari oo ay ku dhinteen 6 Qof, kuna dhaawacmeen 7 kale uu ka dhacay Agagaarka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya

 

nooha

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment