2835 Views

DHAGAYSO:-Wasiirka Wasaarda Gaashandhiga Oo Hanbalyo U diray Ciidamada Xoga Dalka Soomaaliya

DHAGAYSO:-Wasiirka Wasaarda Gaashandhiga Oo Hanbalyo U diray Ciidamada Xoga Dalka Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 12, 2017 –Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/rashiid C/llaahi Maxamed ayaa hambalyo ku aaddan Maalinta aas aaska Ciidanka Xoogga u diray dhammaan Saraakiisha iyo Ciidamada xoogga dalka.

C/rashiid C/llaahi Maxamed Wasiirka Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in 12ka April ay tahay Maalin qaali ah,wuxuuna tilmaamay iney astaan u tahay midnimada hogaanka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Wasiirka ayaa shaaca ka qaaday inuu rajeynayo in sanadkan sanadkiisa lagu gaaro,Guul,Barwaaqo,Cadowga oo dalka laga Xoreeyo iyo Umadda Soomaaliyeed oo isku furanta

HALKAN KA DHAGAYSO 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment