2571 Views

aa Muska Ugu jira Madx Dhaqmeedyada soomaaliyeed Oo Ugaarsanaya !!!!

aa Muska Ugu jira Madx Dhaqmeedyada soomaaliyeed Oo Ugaarsanaya !!!!
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 14, 2017 –soomaaliya wax ay leedahay dhaqan so jireen ah kaas oo ay ku dhaataan ama ay ku dhaqmaaan umada soomaaliyeed
si gaar ah waxaa jira dhaqan ay leedahay soomaalida oo ah in aan ladilin dadka looyaqaan “BIRIMAGEEDAD” xiliyada ay jiraan dagaalad lagu hoobto ama mahadhooyinka colaadeed ee saameenta leh dadkaas wax ay ahaan jireen dadka ku wa kabad baada dhibaatooyink dhaxmara beelaha,dawladaha, IWM dadka loogu yeero birmageedada ayaa ah Culumaa udiinka ,Hooyoyinka ,Caaqilada ama salaadiinta ,Caruurta Dhaqaatiirta,Wariyaasha,Macalimiinta,Iwm
balsa xaalku wuu isbadalay oo sheekadaasi wax ay noqotay jaataa rogan oo soomaalida ayaa umuuqata dhaqankaasi kuwa laalbay ama sheeda ka tuuray sigaar markii loo eego xeerbeegtada ama odi dhaqameedyada wax ay ahaayeen kuwa doormuhiim ah ka cayaar garasoorka daka sida kamuuqato magaca xeerbegta oo ah magac cadeenaya in ay yihiin kuwa ug kala gar qaada dadku waxyaabaha ay isku hayaan
maadama ay bur bureen hay’adihii ku shaqad lahaa arintaasi taasi oo laa igmada in ay hor fulayaal ama hogaan ka noqdaan nidaamyo farabadan oo dowladnimada dalka lagu dhisayay balsa bur bur lixaad leh ayuu dalka galay durbab goobta waxaa iskaga baxay dhaqamadii wanaagsanaa oo ay soomaalidu lahayd hasa yeeshee waxaa si tarab tarab ah ama xowli ah uga bilaabaday beegsiga bir mageedada hab lookala badanaadee iyadoo sameen lixaad leh uu ku yeeshay dad ay ugu tun weenyihii waxgardka ama cuqaasha soomaaliyeed kuwaas oo aha indhaha ay wax ka arkaan umada soomaaliyeed hadaba beegsiga odi dhaqameedyada ayaa si wayn u soo shaacbaxay sanadihii ugu danbeeyaya oo uu dalka ku jiray xald doorashoo iyaga oo door lam halmaamaan ah ka cayaaray soo xulista hay’ada sharci dajinta dalka ama barlamaanka .
dhanka kale xeldheerayaasha. ayaa rumaysan in gabal waliba ama qorax dhackasata oo sii dhacay uu qataabsanayo ama uu geeriyoonayo oday soomaaliyeed
hadaba yaanan idiuku daalin arar dheere isweeydii soomaaliyeey su’aashan
Yaa Muska Ugu jira Madx Dhaqmeedyada soomaaliyeed Oo Ugaarsanaya !!!!

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment