3114 Views

Madaxweene Kuxigeenka Hirshabeele Oo Ku wajahan Deegaan Hoos Yimaada G/Sh/Dhexe

Madaxweene Kuxigeenka Hirshabeele Oo Ku wajahan Deegaan Hoos Yimaada G/Sh/Dhexe
____________________________________________________________________________

uqdisho | April 14, 2017 –Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle Cali C/laahi Xuseen (Cali Guudlaawe) iyo wafdi uu hoggaaminayoayaa maalinta berri ah waxaa lagu wadaa in ay gaaraan Degaanka Xawaadley oo ka tirsan Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo ay ka taagan tahay xiisad Dagaal.

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle iyo wafidgiisa ayaa ujeedkooda waxa uu yahay sidii ay u xalin lahaayeen, nabadna loo kala dhexdhigi lahaa beelaha halkaasi ku dagaalamay.

Sheekh Axmed Ibraahim (Fiidow) oo qeyb ka ah wafdiga Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ee ku wajahan Degaanka Xawaadley oo la hadlay QOL ayaa sheegay in ay rajeynayaan in la dhameeyo colaada Xawaadley ka taagan.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment