2949 Views

DAG-DAG:-Madaxweynaha Soomaaliya oo furay Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada

DAG-DAG:-Madaxweynaha Soomaaliya oo furay Shirkii Madaxda Maamul Goboleedyada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 15, 2017-– Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Goor Dhow Madaxtooyada Soomaaliya ka furay Shir u dhexeeya Dowladda Dhexe iyo Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka ka jira.
Shirka ayaa looga hadlayaa Ammaanka iyo Wada-shaqeynta Dowladda Dhexe iyo Madaxweyneyaasha Maamul Goboleedyada Dalka ka jira.
Shirka ayaa sidoo kale waxaa Diiradda lagu saari doonaa Doorka Hogaamineed ee Dowladda dhexe ay ka qaadaneyso Shirka May ka furmi doona Magaalada London,waxaana Shirkaasi wada shir guddoomin doona Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska.

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment