4260 Views

Boqolaal Maxaabiis Reer Falastiin Oo Ku Xiran Xabsiyadda Yuhuudda Oo Ku Dhaqaaqay Cunto-Ka-Soomid.

Boqolaal Maxaabiis Reer Falastiin Oo Ku Xiran Xabsiyadda Yuhuudda Oo Ku Dhaqaaqay Cunto-Ka-Soomid.
____________________________________________________________________________

 

Muqdisho | April 17, 2017–Ilaa 1,500 Maxaabiis Siyasadeed ayaa maanta bilaabay Gdood Cunto-ka-soomid lagu xusuusnayo Malinra Maxaabiista Falastiiniyiinta ku xiran Yuhuudda.

Gadoodkan Cunto-soomid ayaa ah tii ugu ballaarnaa ee dhac sanooyin kadib, waxaana Kacdoonkaasi hoggaaminayo Siyaasiga  Marwaan Barquuti oo ka tirsan Jabhadda Al-Fatax ee Falastiin.

Sannadkii 2014-kii, 800 Maxaabiis Falastiiniyiin ku xiran Xabsiyadda Yuhuudda waxay cuntada ka soomeen muddo 63-cisho, ka hor inta aan la gaarin Heshiis ay ku soo af-jareen Gdoodkasi.

6,.500 Maxaabiis Falastiiniyiin ah ayaa la sheegay inay haatan ku xiran yihiin ilaa 6 Xabsi oo ku yaalla gudaha Yuhuudda.

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment