3318 Views

DHAGAYSO:-Madaxweyne Farmaajo Oo Kahadalay Shirkii Maanta Lagu Soogabagabeeyey Muqdisho

DHAGAYSO:-Madaxweyne Farmaajo Oo Kahadalay Shirkii Maanta Lagu Soogabagabeeyey Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 17, 2017–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeedinaayay Shirkii Madaxda Qaranka iyo kuwa maamul goboleeyadda ee lasoo gabagabeeyay ayaa waxaa uu sheegay in Madaxdu ay isku raaceen in laga shaqeeyo Soomaalinimada.

Sidoo kale Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Madaxda Qaranka ay si weyn uga wada hadleen Sidii Al-Shabaab loola dagaalami lahaa.

Mudane Farmaajo ayaa sidoo kale tilmaamay in gargaar la gaarsiin doono dadka ay Abaaruhu saameeyeen.

Ugu dambeyntii Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Shacabka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan dowladda Soomaaliya.

HALKAN KA DHAGAYSO

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment