5724 Views

Soomaalida Ku Nool Dalka Kanada Oo Cabasho Ka Muujiyey Dadka Soomaalida Ee Lagu Dilayo Dalkaasi

Soomaalida Ku Nool Dalka Kanada Oo Cabasho Ka Muujiyey Dadka Soomaalida Ee Lagu Dilayo Dalkaasi
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 17, 2017–Dhaqdhaqaaqyahano ka tirsan Isbahaysiga Jaalliyadda Edmonton ee Xuquuqda Aadanaha ayaa dareen walaac leh ka muujiyey tiradda sii kordhayso ee Dilalka aan weli la xalinin ee loo geysto dadka looga tirto badan yahay magaalladda Edmonton ee Gobalka Alberta ee dalka Kanada.

Maxamed Accord oo ka tirsan Isbahaysiga “The Edmonton Community Coalition for Human Rights” ayaa sheegay inay u baahan yihiin Taageero iyo in lga hadlo arrintaasi.

Waxa uu tilmaamay iny jiran Tobanaan qof oo Dhllinyaro Somali h oo lagu dilay Gobalka lberta tan iyo bilowgii sannadihii 2000.

Maalintii Sabtid waxaa magaalladda Edmonton ka dhacay Socod taageero loogu muujinayo xubnaha Jaalliyadda Soomaalida iyo in lagu maamuso dadkii naftooda ku waayey.

Socodkaasi oo loogu magc daray Socodka Cddaldda (The Walk for Justice) ayaa waxaa lagu maamusayey 35-snno guuradii ka soo wareegtay Asaskii Dastuurka Kanad ee Xuquuqda iyo Xorriyadaha (The Canadian Charter of Rights and Freedoms).

Tobaneeyo qof ayaa ku soo biirtay Socodkasi oo qiyaastii ahaa 25-KM, kaasi oo ka soo bilowday Qabuurha Muslimiinta ee magaalladda Edmonton ilaa Fagaaraha Churchill Square.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment