2730 Views

Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM oo Hawlgallo kawada Degmada Afgooye

Ciidanka dowladda & kuwa AMISOM oo Hawlgallo kawada Degmada Afgooye
____________________________________________________________________________

Muqdisho | April 18, 2017–Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Maanta hawlgallo dad lagu soo qabqabtay ka sameeyey Degmada Afgooye.

Ciidamada ayaa si wadajir ah hawlgalladan uga wada Xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada Afgooye,waxaana la sheegay iney mid mid u galayaan Guryaha,Hawlgalka ayaa waxaa lagu soo qabqabtay dad u badan Dhalinyaro.

Degmada Afgooye oo qiyaastii 30-KM u jirta Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ayaa waxaa tiro dhowr jeer ah weeraro Qorsheysan kusoo qaaday Al-shabaab

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment