2481 Views

Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka oo ku soo wajahan Geeska Afrika

Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka oo ku soo wajahan Geeska Afrika
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Abriil 18, 2017 –Xoghaye Jim Mattis ayaa waxaa maanta u bilaabantay Booqashadiisa ugu horreysay oo uu ku soo kala bixin doono dalalka Sacuudiga, Masar, Qatar, Yuhuudda iyo Geeska Afrika.

Safarkiisa waxa uu diiradda ku saari doonaa La-dagaalanka Kooxda Daacish, Istaraatijiyadda Dagaalka Syria iyo Yemen iyo Hawlgalka AMISOM ee La-dagaalanka Alshabaab.

Xoghayaha Gaashaandhigga Maraykanka oo ah Jeneral ka tirsana Ciiddanka Marinisk oo Hawlgab noqday waxa kale oo uu booqan doona Saldhigga Milliteri ee ay Maraykanka ku leeyihiin dalka Djibouti, halkaasi oo laga hago Hawlgalladda Maraykanka ka fuliyaan dalalka Somalia iyo Yemen.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment