2967 Views

Barlamaanka Soomaaliya oo ku amrray in ay xukuumada jawaab cad ay kabixiso heshiikii Soomaaliland iyo Imaaraatka ay wada gaareen

Barlamaanka Soomaaliya oo ku amrray in ay xukuumada jawaab cad ay kabixiso heshiikii Soomaaliland iyo Imaaraatka ay wada gaareen
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Baarlamaanka Soomaliya ayaa xukuumadda ka dalbaday in ay Warbixin cad ka keento heshiiskii ay wada gareen Soomaliland iyo imaaraadka Carabta ee Saldhiga Berbera.

Kulan ayaa maanta ku yeesheen Magaalada Muqdisho ayay xildhibaanadu ku sheegeen in ay muhiim tahay in la qaado tilaabo walbe oo looga hortagaayo Saldhigga Imaaraadka Carabta.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa laga sugaaya in ay jawaab cad in ay ka geyso waxa ay ku heshiiyeen Somaliland iyo Imaaraadka Carabta.

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaliya ayaa horay Mooshin uga diyaariyay Saldhiga Berbera.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment