2595 Views

Xaru muhiim u ah shabka Soomaliyeed oo gordow laguwado…

Xaru muhiim u ah shabka Soomaliyeed oo gordow laguwado…
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Abriil 19, 2017 – Waxaa Goor dhow lagu wadaa in Magaalada Muqdisho laga furo xarunta Qaran ee iskudubaridka Gargaarka.

Munaasabadda lagu daahfurayo ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasiirka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka.

Sidoo kale Wasiiro ka tirsan dowladda iyo Safiiro ayaa ka qeyb galaya daahfurka xaruntaan.
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa lagu wadaa in uu xariga ka jaro xaruntaan.

Xaruntaan ayaa loogu tala galay in ay xiriiriso howlgalada Gurmadka Abaaraha ee ka socda Soomaaliya.

1 3 4

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment