3204 Views

DHAGAYSO :-Gudoomiyaha Gobalak Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Isbadal Horleh In Uu La Imaan Doono

DHAGAYSO :-Gudoomiyaha Gobalak Banaadir Oo Ku Dhawaaqay Isbadal Horleh In Uu La Imaan Doono
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Abriil 22, 2017 –Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa sheegay inuu isbedel dhab ah ku samayn doono Maamulka Gobolka Banaadir.

Taabid Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay kusoo korortay xaalad adag oo nololeed,wuxuuna ballan qaaday inuu u Xaq Soori doono Shaqaalaha Dowladda Hoose.

Gudoomiyaha ayaa tilmaamay in Dowladda Federaalka iyo Shacabka Soomaaliyeed ay Marti u yihiin bulshada reer Muqdisho,wuxuuna xusay in cid walba looga baahan yahay iney karaamayso Martideeda sida uu hadalka u dhigay.

HALKAN KA DHAGAYSO 

 

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment