3615 Views

Wasarada Waxbarashada Oo Shaacisay Xiliga Qaadista Imtixaanadka Dugsiyada Sarre

Wasarada Waxbarashada Oo Shaacisay Xiliga Qaadista Imtixaanadka Dugsiyada Sarre
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Abriil 23, 2017 –Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee dowladda Soomaaliya C/raxmaan Dahir Cusmaan oo la hadlay Warbaahinta ayaa waxaa uu sheegay in Imtixaanka Shihaadiga ah ee dugsiga Sare uu bilaaban doono 20  May Bisha ee sanadkaan.

Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in imtixaanka uu ka bilaaban doono gobolka Banaadir , Hirshabeelle, Jubbaland ,Koonfur Galbeed iyo Galmudug.

C/raxmaan Dahir Cusmaan ayaa xusay in ka badan 23 kun oo arday in ay imtixaanka geli doonaan.

Wasiirka ayaa sheegay in ay tahay guul in sanadkii 3-aad ay dowladda Soomaaliya ay imtixaan qaado.

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment