3075 Views

10 ruux oo Todobaadkan cudurka shuban Biyoodka ugu dhintay Guriceel

10 ruux oo Todobaadkan cudurka shuban Biyoodka ugu dhintay Guriceel
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Abriil 24, 2017 – Dad badan ayaa Cudurka Shuban Biyoodka ugu geeriyooday Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.

10 ruux ayaa Todobaadkan Cudurka Shuban Biyoodka ugu dhimatay Magaalada Guriceel dadka dhintay ayaa u badan Carruur,Cudurka Shuban Biyoodka oo fara ba’an ku haya Guriceel iyo deegaanada ku xeeraan ayaa soo ritay dad kor u dhaafaya 170 ruux kuwaasoo la dhigay Xarumaha Caafimaadka.

Cudurka Shuban Biyoodka ayaa ka dhashay Biyo yari ka jirta deegaanka,Dadka la ildaran Cudurka Shuban Biyoodka ayaa waxaa la sheegay inuu ka dhashay kadib markii ay dadku Biyo Wasaqaysan ka Cabbeen Baraagaha.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment