2784 Views

Gudoomiye kuxigeenada cusub ee G/banaadir oo saacadaha soosocda lafilayo in lagu dhawaaqo

Gudoomiye kuxigeenada cusub ee G/banaadir oo saacadaha soosocda lafilayo in lagu dhawaaqo
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Abriil 23, 2017 – Wrarka ka imaanaya G/Banaadir ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu wadaa in la magacaabay Guddoomiye ku xigeenada cusub ee Gobolka Banaadir, kuwaasoo bedeli donna Ku xigeenadii horay u joogay,

Ku xigeenadan ayaa ah dhalinyaro iyadoo marki u horeysay ay ka dhex muuqato gabar sida warka uu sheegayo.

6 April ayaa Tabit Abdi loo magacaabay gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa Muqdisho cadi wareegto uu golaha wasiirada ka hor aqriyey R/wasaare Khyere .

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment