2289 Views

DHAGAYSO:-Dayrata Kabarbar Dagaalama Al -shabaab Oo Fariin Loo diray

DHAGAYSO:-Dayrata Kabarbar Dagaalama Al -shabaab Oo Fariin Loo diray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | Abriil 24, 2017–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa Fariin u diray dhalinyarada ku jirta Xarakada Al-Shabaab.

Madaxweynaha ayaa ugu baaqay dhalinyaradaasi in ay kasoo baxay Al-Shabaab , islamarkaana ay kusoo biiraan Ciidamada dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in ay xasuusnaadaan wax ay dilaan in ay yihiin Dadka Soomaaliyeed.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sidoo kale waxaa uu xusay hadii ay kasoo baxaan Al-Shabaab in loo sameyn doono dhaqan celin.

Dhowr jeer ayuu Madaxweyne Farmaajo uu baaq u diray dhalinyarada ku jirta Al-Shabaab ilaa iyo haddana ma jirto cid jawaab ka bixisay.

 Halkan Ka dhagayso

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment