4416 Views

DHAGAYSO:- Madaxweynaha ku xigeenka maamul Gobaleedka Puntland oo baaq u diray shacabka Puntland

DHAGAYSO:- Madaxweynaha ku xigeenka maamul Gobaleedka Puntland oo baaq u diray shacabka Puntland
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Abriil 26, 2017 – Madxweyne ku xigeenka maamulka putland ayaa sheegay in shabaka reer  putlana ay ka bixkaraan kutiirasaanata gacamah shisheeye

HALKA KA DHAGAYSO

Isga oo cabdixakiin xaji maxamuud cameey in shacabaka reer putland looga baahnayahay in ay hormariyaan deeganadood islamarkaana ay noqdaan kuwa isu taaga hormarinta deeganada tudtlaan

dhanka kale madxweene xigeenka maamulka putlaan ayaa  farta ku goday in ay shabku yihii halka kaliyaha eek u hormarii karto putlanad

hadalak madxweyne kuxigeenka maamulka putlaand ayaa inamay  iyadoo maalinimadii shalay ahayd magalada garoowe laga daah furay shir looga hadalayay hormarinta dagamooyinka iyo deegaanada uu maamulo maamulka putland

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment