2916 Views

Dhagayso:- Gudoomiyaha ururada bulshada rayidka oo baaq u diray taliyah Ciidamad Asluubta Soomaaliyeed

Dhagayso:- Gudoomiyaha ururada bulshada rayidka oo baaq u diray taliyah Ciidamad Asluubta Soomaaliyeed
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Abriil 27, 2017 – Muxudiin xasan faarax  gudoomiyaha ururda rayidka maamulka gobalka baandir  ayaa manta waxa uu kahadalay hadal dhawaan ka soo baxay taliyaha ciidamada asluubta soomaaliyeed.

Gudoomiye muxiyadiin ayaa waxa uu uu sheegay in uu yahay isbtaal martiin goob loogu adeego bulshada rayidaka qaybaheeda kala duwan.

muxiyadiin xaasan afrax ayaa kubaaqay in taliyah uusan ka rarin isbitaalka goobta uu ku yaal oo xiliyadii bariisimaadkii ahaan jirtay xabsi lagu soo xiro dadka danbiyada kala duwan lagu soo eedeeyo.

Hadalkan ka soo baxay gudoomiyaha ururada bulshada rayidka muxudiin xasan afarx ayaa imanaya iyadoo uu amar ku bixiyay taliyaha ciidamad asluubta in lagararo dadka dagan goobaha muhiimka u ah ciidamad asluubta.

Halkan KA DHAGAYSIO :

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment