7479 Views

DHAGAYSO:-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay Afkaarta Kooxda Al-Saaciduuna Bil-Xaq ee dhawaan lagaga dhawaaqay Soomaaliya

DHAGAYSO:-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka hadlay Afkaarta Kooxda Al-Saaciduuna Bil-Xaq ee dhawaan lagaga dhawaaqay Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Abriil 28, 2017 –Sheekh Xasan Daahir Aweys oo u xiran Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muuqaal Qarsoodi ah oo laga soo duubay  kaga hadlay afkaarta ay aaminsan tahay kooxda la baxday Al-Saaciduuna Bil-Xaq ee dhawaan lagaga dhawaaqay Soomaaliya iyo meelo kamid ah wadamada Islaamka.

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa daaha ka rogay inuu si wanaagsan u garanayo afkaarta Kooxda Al-Saaciduuna Bil-Xaq,wuxuuna tilmaamay in Kooxdani ay aaminsan tahay in dhammaan dadka kale ee aan iyaga ka tirsaneen ay yihiin Gaalo.

Xasan Daahir Aweys ayaa ka digay in laga feejignaado afkaarta halista badan ee ay aaminsan tahay Kooxdan oo laga Mamnuucay guud ahaan dalka Soomaaliya.

 

halkakn ka dhgayso

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment