5751 Views

Dawolada Itobia Oo Garagaar Raashinah Guwareejisaya Dawlada Soomaaliya

Dawolada Itobia Oo Garagaar Raashinah Guwareejisaya Dawlada Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Abriil 29, 2017 –Dowladda Itoobiya ayaa Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay ku Wareejisay 18 baabuur oo raashiin ah.

Raashiinkaan ayaa waxaa loogu tala galay in loogu gurmado dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay saameeyeen ee ku sugan gobolada Dalka iyo duleedka Muqdisho.

Wasaarada Gargaarka ee Xukuumada Soomaaliya ayaa Dowladda Itoobiya kala wareegtay raashiinkaan gargaar ee gaaraya 18 baabuur.

Safiirka Dowladda Itoobiya ee Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa ayaa sheegay in Dowladda Itoobiya ay diyaar u tahay in ay ka qeyb qaadato howlaha gargaar ee ka soconayo Dalka.

Wasiir kU Xigeenka Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ee Xukuumada Soomaaliya Cilmi Cumar ayaa sheegay in Dowladda Itoobiya ay kala wareegeen raashiinka gargaarka

 

.

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment