3246 Views

Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha Aqoonsiga Kala Wareegay Safiirka Dalka Itobiya

Madaxweyne Farmaajo Oo Warqadaha  Aqoonsiga Kala Wareegay Safiirka Dalka Itobiya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Abriil 30, 2017—Madaxweyaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa warqadaha Aqoonsiga Danjirinimo ka guddoomay Safiirka Cusub ee Dowladda Itoobiya u soo magacaabatay Soomaliya.

Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa Jamaamulidiin Mustafa Cumar waxa uu ka guddoomay warqadihiisa Aqoonsiga d#Danjire Jamaamuludiin Mustafa Cumar kadib markii ay dowalda Itoobiya ay dhawaan u soo magcaawaday in uu noqdo Safiirka ku matala soomaaliya.

Dowlaadda itoobiya ayaa ka mid ah dalalka dariska la ah soomaaliya gaar ahaan kuwa ay ciidamadu nabad ilaalinta ka joogaan Soomaaliya.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa horay u qaabilay Danjirayaal cusub oo qaarkood loo soo magacaabay Soomaaliya si loo xoojiyo xiriirada Soomaaliya kala dhaxeeya caalamka

 

 

t

j

llll

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment