3318 Views

Wariyaal ka tirsan Al-shabaab ah Oo ku dhintay weerar lagu qaaday Gobalka Sh/Hoose.

Wariyaal ka tirsan Al-shabaab ah Oo  ku dhintay weerar lagu qaaday Gobalka Sh/Hoose.
____________________________________________________________________________

 Muqdisho | QOL | May  05, 2017 —Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa qaranimo.com u sheegay in weerarkii lagu qaaday Aw-dhiigle dadkii lagu dilay ay kamid ahaayeen wariyaal ka tirsan Idaacadda Al-andulus

Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa sidoo kale wakaalad qaranimo.com u xaqiijiyay in weerarkii Aroortii saakay ka dhacay Gobalka Shabeelaha Hoose lagu qaaday xarunta Idaacadda Al-andulus laguna dilay ilaa 5 wariye oo ka tirsanaa Idaacadda Al-shabaab ee Al-Andulus.

dhinaca kale Al-shabaab ayaa sheegay in weerarkaasi ay qasaaro xoog leh ku gaarsiiyeen Ciidamo mareykan ah oo sida ay sheegeyn ku soo qaaday weerar fashilmay, Al-shabaab ma aysan sheegin in ay wax qasaaro ah dagaalkaasi ka soo gaaray.

 

 

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment