2607 Views

Hay’adaha Ammaanka oo baaq loo diray

Hay’adaha Ammaanka oo baaq loo diray
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May  06, 2017 —Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa baaq u diray Hay’adaha Ammaanka dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in ay muujiyaan kaalintooda ku aadan xaqiijinta Ammaanka.

Waxaa uu xusay in laga doonaayo in ay ilaaliyaan Shacabka Soomaaliyeed iyo Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in laga doonaayo Hay’adaha Ammaanka in ay ka shaqeeyaan sidii loo baajin lahaa dilalka qorsheysan ee ka dhacaya Muqdisho.

 

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment