2388 Views

AKHRISO :-Warsaxafadeed Laga Soosaray Shirkii Hormarinta Warbaahinta Soomaliya

AKHRISO :-Warsaxafadeed Laga Soosaray Shirkii Hormarinta Warbaahinta  Soomaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May  08, 2017 —Ra’iisul wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa soo xiray Shirka horumarinta Warbaahinta Soomaaliya ee  mudada 3-da maalmood ah ka soconayay magaalada Muqdisho.

Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo masuuliyiinta warfaafinta Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Soomaaliya  oo ay wehliyaan Ururada ay ku midaysan yihiin Wariyeyaasha iyo Warbaahinta gaarka loo leeyahay ayaa kulankan wadatashiga ah ku yeeshay Magaalada Muqdisho 6-dii ilaa 8-dii May ee Sanadkan,waxaana shir  guddoominayay Wasiirka wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya .

Shirkan oo uu shir guddoomiynayay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan ayaa maanta oo ah 8-da Bisha May la soo gaba gabeeyay, waxaana laga soo saaray warmurtiyeed ka kooban 16-qodob.

 

1-2-3-

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment