2877 Views

Xafiis laga bixiyo basaboorka Soomaliga aya laga furay Dalka India

Xafiis laga bixiyo basaboorka Soomaliga aya laga furay Dalka India
____________________________________________________________________________

India, New Delhi | QOL | May 8, 2017 – Waxaa maanta dib loo howlgaliyay xafiiska bixinta basaboorada ee Safaarada Soomaliya dalka ay ku leedahay Hindiya.

HSJ ayaa dhameystirtay dhamaan sarakiishii iyo qalabkii looga howlgali lahaa xafiiska bixinta basaboorada India oo mudooyinkii dambe hakad ku jiray.
Ardayda Soomaliya ee wax ka barta Hindiya iyo muwadiniinta kale ee ku nool dalkaas ayaa loo diyaariyay xafiiskan in uu daboolo baahiyadooda dhanka basaboorka ah.
somali-embasy-india-4 somali-embasy-india-3 somali-embasy-india-2 somali-embasy-india-1
.
.
___________________________________
_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment