2463 Views

Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray qurba joogta Soomaaliyeed

Madaxweyne Farmaajo oo baaq u diray qurba joogta Soomaaliyeed
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May  11, 2017 – Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa ka qeyb galay kulan xalay ka dhacay magaalada London ee dalka Ingiriiska, kaasi oo ay qeyb ka ahaayeen soomaalida ku dhaqan UK.

Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeediyey kulanka ayaa ugu baaqay qurba-joogta London inay ka fogaadaan Qabyaalada iyo kala qobqobnaanta, si looga hortago aafayooyinka qabiil ee burburiyey dalkeena.

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment