3498 Views

Munaasabad Ballaaran Oo Lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay.

Munaasabad Ballaaran Oo Lagu Soo Dhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Maanta Muqdisho Lagu Qabtay.
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | May  18, 2017 – Munaasabada ayaa waxa ka qeybgalay Xubno ay kamid ahaayeen Ra’iisul Wasaaraaha Somaaliya Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somaaliya Cali Maxamed Geedi Gudoomiyahii hore ee Baarlamanka Somaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur Sheekh Aadan(Madoobe) Axmed Diiriye Cali iyo Maxamed Xasan Xaad oo kamid ah Odayaasha Dhqanka Somaaliyeed xildhibaano  iyo wasiiro ka tirsan Dowladda Somaaliya iyo waliba dad ku dhow 2000 oo qof.

Dhamaan dadkii ka qeybgalay Munaasabada ayaa waxay sheegeen in Thaabit Cabdi Maxamed Gudoomiyaha Gobolka Banaadir uu yahay nin mudan xilka loo dhiibay islamarkaana ka soo bixi kara waajibkiisa qaran ee loo igmaday.
Sidoo kale waxay ugu baaqeen in uu ka sahqeeyo amniga iyo horumarka Caasimadda Somaaliya ee Muqdisho oo waqtigaan ah mid ka soo kabsaneysa dhibaatooyinkii ay soo martay.
taagero-taabit-11 taagero-taabit-10 taagero-taabit-9 taagero-taabit-8 taagero-taabit-6 taagero-taabit-7 taagero-taabit-5 taagero-taabit-4 taagero-taabit-3 taagero-taabit-2 taagero-taabit-1
 1
04
6

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment