5229 Views

Trump Oo Gaaray Sacuudiga

Trump Oo Gaaray Sacuudiga
____________________________________________________________________________

saudia   | QOL | May  20, 2017 –—Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump, ayaa gaaray caasimadda Riyaadh ee dalka Sacuudi Carabiya, halkaasi oo uu uga billaabmay safarkii ugu horreeyay ee uu dibadda ku tago tan iyo markii uu xafiiska la wareegay.

Trump ayaa maanta la kulmi doono boqor Salmaan, waxaana uu Axada beri ah khudbad u jeedin doonaa hogaamiyayaal ka socda in ka badan 40 dal oo Muslim ah.

Shirweynahaasi waxaa xoogga lagu saari doonaa dagaalka ka dhanka ah ururrada xagjirka ah.

1

3

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | saudia 

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment