2553 Views

Wafadi Goordhow Soogaray Baydhaba

Wafadi Goordhow Soogaray Baydhaba
____________________________________________________________________________

baydhabo  | QOL | May  23, 2017 –—Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee xarunta Baay ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay gaareen Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo  ay hogaaminayso wasiirka  gargaarka iyo maaraynt  Musiibooyinka Maryan Qaasim Axmed.

Wafdigaan waxaa ka mid ahaa Mas’uuliyiin  ka socda Hay’adaha Gargaarka.

Magaalada Baydhabo ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed.

Sababta ay u tageen magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu sheegay in ay tahay sidii Gargaar deg deg ah loo gaarsiin lahaa dadka ay Abaaruhu Saameeyeen..

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online |Baydhabo 

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment