3345 Views

Dhagayso :- Jawiga goobta uu qarax ka dhacay maanta

Dhagayso :- Jawiga goobta uu qarax ka dhacay maanta
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 24, 2017 – Qarax ayaa laga soo sheegayaa inuu goor dhow ka dhacay magaalada agagaaarka dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Wararka ilaa hadda soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxan uu ahaa mid ku xiran baabuur. Ilaa hadda ma cadda inuu qaraxa ahaa ismiidaamin iyo in uu ka dhashay baabuur la dhigay waddada dhinaceeda.

Shan qof ayaa la xaqiijiyey inay qaraxa ku dhinteen, islamarkaana 6 qof oo kale ay ku dhaawacmeen.

Warar is khilaafsan ayaa kasoo baxaya in qaraxa loola dan lahaa maqaayad meesha ku taalla iyo in loola dan lahaa mas’uuliyiin dawladda ka tirsan oo la sheegay inay meesha marayeen.

HALKAN kA DHAGAYSO 

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment