3180 Views

DAAWO SAWIRADA :-Wasiir Maaliyada oo kormeer ku tagay Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska

DAAWO SAWIRADA :-Wasiir Maaliyada oo kormeer ku tagay Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 27, 2017——Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaalle Beyle ayaa maanta kormeer ku tagay Hoggaanka Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska Somaaliyeed.

Wasiirka ayaa la kulmay Mas’uuliyiin ka tirsan Waaxda Canshuuraha Ciidanka Booliiska Somaaliyeed, waxaana uu kala hadlay sidii ay bulshada Soomaaliyeed lacagaha laga soo aruuriyo loo ilaalin lahaa.

Mudane Beyle ayaa Mas’uuliyiintii uu la kulmay ugu baaqay in ay ka shaqeeyaan dardargelinta howlaha Canshuuraha, islamarkaana aysan dhibin Shacabka Soomaaliyeed.

01 01 003 004 020

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment