2712 Views

Gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa iyo Ragii Waday oo Boosaaso lagu soo bandhigay

Gaari ay ka buuxaan waxyaabaha qarxa iyo Ragii Waday oo Boosaaso lagu soo bandhigay
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | May 31, 2017 —— Idamada Maamulka Puntland ayaa Gacanta ku dhigay  Gaari waxyaabaha qarxa sidda oo ladoonayey in lagaliyo gudaha magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari Puntland.

Ciidamada ayaa soo bandhigay Gaarigan oo sidda waxyaabaha qarxa, waxaana laga badbaadiyey Shacabka Soomaaliyeed ee kunool magaalada Boosaaso sida ay sheegeen Saraakiisha Ciidamada Puntland.

Sidaas oo kale waxaa gacanta lagu hayaa wadihii baabuurkan iyo shaqsiyaad la socday oo ay hadda baaris ku wadaan Ciimada.

Lix sanduukh oo lamid ah sanduukhyadii qaraxyada dhawaan la qaban jiray lagu wadey oo lagu diyaariyey qaraxyo, dusha saarana laga saaran bambooyin, taarikooyin gaadiid ,isgaarsiin casri oo noocaya ay ciidamadu isticmaalaan ah iyo agabyo kale ayey isugu jireen qaraxyada la qabtay,waxaana laga qabtay kantaroolka weyn ee magaalada Boosaaso.

4-36

unnamed-file

2-43

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment