3573 Views

DAAWO SAWIRADA:-Masuuliyiin Ku Sii Qul Qulaya Magaalada Burco Ee G/Togdheer

DAAWO SAWIRADA:-Masuuliyiin Ku Sii Qul Qulaya Magaalada Burco Ee G/Togdheer
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 02.2017——–Wafdi ka socda xisbiga Mucaaradka Soomaaliland ee WADANI,ayaa Mant gaaray Magaalada burco ee Gobolka Togdheer halksi oo maalmihii la soo dhafay uu dhibato ku hayy cudurka Shuban-Biyoodka kaas oo dad badan ay u geeriyoodeen halka dad kale ay la jiifaan.

Wfdig ayaa waxaa hoggaaminayay Gudoomiyaha KMG,ka ah ee xisbigaas Cabdiqaadir Jirde,iyo madax ka tirsan Xisbigaas kuwaas oo u kuur gaalayay heerka uu gaarsiisan yahay cudurka Shuban-Biyoodka oo Maalmaahn ka jiray gudaha Magaalada Burco.

Xubnaha Wafdiga ayaa waxa ay booqden isbitaalka Magaalada Burco oo ay jiifaan dadkii uu cudurkaas soo ritay iyagoo geeyay halkaasi deeq Daawo ah oo dadkaasi lagu daweynayo.

Masuuliyiintaan ayaa ka jawaabayay baaq dhawan ka soo abxay Maamulka iyo Waxgaardka Magaaada Burco.

2-5

3-6

5-3

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment