2769 Views

DHAGAYSO:-Khudubada Madxweynah soomaaliya Oo Uu Ka jeediyey Banaanbixii Manta K dhacay Muqdisho

DHAGAYSO:-Khudubada Madxweynah soomaaliya Oo Uu Ka jeediyey Banaanbixii Manta K dhacay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 04, 2017—–Madaxweynaha Dowladda federaalka soomaaliya Maxamed Cabdulalahi(Farmaajo) ayaa Maanta Khudbad dheer ka jeediyay banaabax lagu taageerayay 100,kii Maalmood ee Maamulayay in waxyaabihii u qabsoomay.

Madaxweyne Farmaajo,oo khubadiisa dhinacyo badan taabaneysay ayaa sheegay in Shacabka Muqdisho ay yihiin kuwo Nabada jecel islaamrkaana ay u hiiliyeen dowladdiisa oo rajo weyn ka qabta in dalkaan in sinaabd ah loogu wada noolaado.

Madaxweynaha ayaa sheegay in Xukuumadiisa ay ka Go’aan tahay in dalkaan uu gaarsiiyo meel wanasgan islamrkaana la doonayo in Shacabku ay siwansagn u taageeraan dowladdooda si balaanqaadkii aan sameynay uu u hirgalo.

Sidoo kale waxaa khudbadiisa ku jirtay in balantii uu horay shacabka uga qaaday in intiisa badan ay fuleen,islamarkaana uu keenay Ra’iisul Wasaaraha ka wansagn isna uu keenay Wasiiro wanaagsan kuwaas oo loo arko in ay waajibaadkooda gutaan.

Maxamed Cabdulalahi( Farmaajo) sidoo kale soo hadal qaaday Askarta Ciidamada ee mararka qaar waxyeela u geesta Shacabka,waxa uuna sheegay in askarigii dhibaateeya Shacabka a toogan doono waliba sisharci ah.

halkan ka dhagayso 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment