4014 Views

FAALO:-Daqarada Kuyaal Dalkeena Waxakadar Kuwa Kuyaal Dadkeena ?

FAALO:-Daqarada Kuyaal Dalkeena Waxakadar Kuwa Kuyaal Dadkeena ?
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 04, 2017 ——Dalkeena oo  xubin ka midah  jamacad carabata iyo midowga afrika  waxa uu madxa lagalay dirir sokeeye taasi  oo in muda ah ragaadisay dalakeena dadeeduna gaadhay 26 sanno oo aan wax dawo ah aan loo helin ka dib bur burkii dowladii dhexe waxaa dalka ka hanaqaaday jabahado aad ufarabadan oo aan ku qanacasaneen waxyaabihii  kasocday dalka xiliyadaasi

Taasi oo sababtay in dad farabadan ay sabab la’aan umadhay Iyada oo aan waxba  la iska weydiin

Waxaana luntay kalsoondii heer calami oo uu lahaa dalka iyada oo uu wajiga saaray Qof waliba oo saamali ah meeshii uu garowsaday in uu badbaado ku helayo

waxa ay sababtay in dad badan ay u hayaamaan  Dunida caalamka

Warbaahintuna waxa ay ahayd mid ahad iyo jeer soomaliya ka tabis

  • Dayar taiibay oo dooni lashiiday
  • Daaduub qaxaya oo duur maciisaday
  • Dakanooyin colaadeed oo u dhaxeeya dowlad gobaleedyada dad farabadan ay ku geeriyoodeen
  • Madfac dig yiri duulamo dhacay
  • Duni dalaasha kheyraadka dalka
  • Beelo diriray oo siyaasiIN  daashada u tumay

Hadaba dalka soomaaliya bur burkiisu waa  mid muuqda duniduna ay kawarhayso

Soo la isma oran karo daqarada kuyaal dalkeena waxaa ka daran kuwa kuyaala dadkeena  ?

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment