2607 Views

Madxweyne Faramaajo Oo Gaaray Garoonka Banadir Studium

Madxweyne Faramaajo Oo Gaaray Garoonka Banadir Studium
____________________________________________________________________________

Madaxweyne Farmaajo ayaa hadda Gaaray Garoonka Banaadir Studium oo uu ka socdo Banaanbax weyn oo lagu taageeraayo boqolkii Maalmood ee uu xilka haayay.

Banaanbaxa oo ah mid Balaaran ayaa waxaa ka qeyb galaya qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed, waxaana lagu waddaa in uu Shacabka halkaasi joogga uu u jeediyo Khudbad uu kaga hadlaayo Waxqabadka boqolkii Maalmood ee uu xilka haayay.

Sidoo kale Garoonka waxaa Joogga Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre , Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee dowladda.

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment