2883 Views

Weerar ka dhacay London

Weerar ka dhacay London
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 04, 2017 ——Ugu yaraan Lix qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen Weerar Jiirsiin iyo tooreyeyn isugu jira oo xalay ka dhacay Magaalada London ee Caasimadda dalka Ingariiska.

Magaalada ayaa xalay waxaa ka dhacay labo Weerar oo kala duwan.

Koox hubeyan ayaa gaari jiirsiisay dad Fadhiyay Maqaayad ku taalla Bartamaha Magaalada London.

Weerarka kale ayaa ka dhacay Goobo Suuq ah , waxaan uu ahaa tooreyeyn sid ay shaaciyeen Ciidamada Booliska.

Ciidamada Ammaanka ayaa sidoo kale waxa ay toogasho ku dileen ragg looga shakisan yahay Weerarkaasi.

Dadka Shacabka ayaa loogu baaqay in aysan guryaha kasoo bixin inta laga xaqiijinaayo Xaaladda.

Labo todobaad ka hor ayaa Weerar ay ku dhinteen dad ka badan 22 qof , waxaa uu ka dhacay Magaalada London.

 

 

0001

0007

00008

p

p2

p3

p4

 

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment