2496 Views

DAAWO SAWIRADA:- Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay deeq gargaar ah

DAAWO SAWIRADA:- Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay deeq gargaar ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 05, 2017—–Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxay ay Markab siday deeq ka heshay dowladda Indonesia taas oo wax looga qabanayo abaaraha xiligaan ka jira qeybo kamid ah Soomaaliya.

Goobta ay deeqda kula wareegeysay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ku sugnaa Wakiilo ka socday dowladda Indonesia iyo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowladda Soomaaliya Maryam Qaasim ayaa dowladda Indonesia uga maahd celisay Gargaarka ay soo gaarsiiyeen iyagoo ku soo aadiyay xiligii loo baahnaa.

Sidoo kale waxaa Goobta ku sugna masuuliyiin ka socotay Guddiga Gurmadka baarha Soomaliya oo durbadiida deeqdas kala wareegay dowladda Soomaliy si ay u garsiiyn dadka u bahan.

Masuuliyiin ka socotay dowladda Indonesia yaa iyana dhankooda waxa y sheegeen in deeqdan ay wqti badan geliyeen islamarkaana ay soo dhiibeen Shacabka Indonesia oo ka damqaday dhibaatada heysata walaalahooda Soomaaliyeed.

1-9

2-10

3-11

4-9

5-8

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment