2652 Views

DAAWO SAWIRADA:-Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo u fariisatay Dacwad loo haysto raggii dilay Wasiir Cabaas Siraaji

DAAWO SAWIRADA:-Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo u fariisatay Dacwad loo haysto raggii dilay Wasiir Cabaas Siraaji
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 05, 2017—– Maxkamada ciidammada qalabka sida ayaa saaka u fariisatay markii ugu horeysay dacwad ciqaab ah oo loo haystay 2 nin oo lagu eedeeyay inay dileen Wasiirkii howlaha guud ee xukuummada Soomaaliya Cabaas C/laahi Sheekh Siraaji.

Labadaan Askari ayaa ilaalo u ahayd Hanti Dhawrahii hore ee Qaranka Dr. Nuur Faarax Jimcaale, waxaana la sheegay in ay dileen Wasiirka, ka dib markii gaari uu la socday uu ku soo dhawaaday gaari kale oo uu watay Hanti Dhawraha.

Cabaas Siraaji oo ahaa wasiir da’yar ayaa lagu yaqaanay waddaniyad, karti iyo hufnaan, waxa uuna naftiisa iyo waqtigiisa u huray dalkiisa iyo dadkiisa. Waxa uu ahaa shakhsi muhiim ah oo ka baxay qaranka Soomaaliyeed oo idil.

.

FB_IMG_1496663066661

FB_IMG_1496663086530

FB_IMG_1496663099294

FB_IMG_1496663122479

FB_IMG_1496663125413

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment