2400 Views

Dowladda Soomaliya oo bixinaysa deymaha lagu leeyahay

Dowladda Soomaliya oo bixinaysa deymaha lagu leeyahay
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 05, 2017—–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya muddo dhan hal sano iyo bar ay ku bixin doonto dhammaan deymaha lagu leeyahay.

Waxaa uu sheegay in ay muhiim tahay in Soomaaliya ay iska bixiso Lacagaha lagu leeyahay si ay u hesho maalgashi Caalami ah.

Xasan Cali Kheyre ayaa sidoo kale xusay in Soomaaliya aysan maalgashi heli karin inta lagu leeyahay lacagahaasi farabadan.

Shacabka Soomaliyeed ayuu ugu baaqay in ay dowladda taageeraan.

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment