2433 Views

Madaxweynaha Maamulka Puntland oo maanta magacaabay wasiiro cusub

Madaxweynaha Maamulka  Puntland oo maanta magacaabay wasiiro cusub
____________________________________________________________________________

Muqdisho  | QOL | June 05, 2017—– Madaxweynaha Maamul Goboledka Soomaaliyeed ee Puntland C/weli Maxamed cali gaas,aaya Maanta Magacaabay wasiiru wasiiro ku xigeen iyo Wasiiru dowlayaal.

Hoos Ka Akhriso Liiska Wasiirada ee la magcaabay maanta.

  1. Cabdiraxmaan Barkhad Warsame­ Wasiirka Warfaafinta, Hiddaha, Dhaqanka & Isgaarsiinta
  2. Cabdikhadar Faarax Shaaciye­ Wasiirka Wasaaradda Dibu dhiska & Horumarinta
  3. Maxamuud Faarax Beeldaaje­ Wasiiru dowlaha Wasaaradda Maaliyadda
  4. Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru dowlaha Waxbarashada & Tacliinta Sare
  5. Cabdirashiid Cali Geelle – Wasiiru dowlaha Amniga
  6. Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan Wasiir kuxigeenka Maaliyadda
  7. Cabdifitaax Xasan Xuseen (Waloore) – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka
  8. Aamina Maxamed Cabdullaahi – Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada & Garoomada
  9. Cabdiweli Maxamed Yuusuf – Wasiir kuxigeenka Howlaha Guud, Guryeynta & Gaadiidka.

.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment